Macluumaadkii Lagaaga Baahnaa ee Faa’idooyinka Lacagta Danyarta
Howl wadeenka lacagta danyartu wuxuu kaaga baahan yahay inuu arko macluumaad gaara. Tani waxay howl wadeenka ka caawinaysaa arjigaaga iyo sidii go’aan looga gaadhi lahaa lacagta danyarta. Lagaagama bahaana waraaqahani dhamaantood. Howl wadeenka lacagta danyarta ayaa kaala hadli doona marxaladaada kuuna calaamadayn doona waraaqaha lagaaga baahan yahay iyada oo la tixraacayo warqadani.
English
Identity
K Driver’s License K Work or school identification card K Health benefits identification card K Voter registration card
Somali
Taysaro
K Liisanka baabuurta K Taysarada iskuulka K Taysarada aad ku qaadatid faa’idooyinka caafimaadka K Kaadhka aan ku duwaan gashan tahay inaad doorashadu markay timaado codkaaga ku dhiibatid K Warqada dhalashada
K Birth certificate
Residency
K Voter registration card
Wax cadaynaya deganaashahaaga
K Kaadhka aad ku duwaan gashan tahay inaad doorashadu markay timaado codkaaga ku dhiibatid K Kaadhka laybareeriga K Biilasha telefoonada, biyaha iyo wixii la mida K waraaqaha kirada guriga ama kuwa aad guriga ku bixiso hadii aad iibsatay guri kuwaasi oo tilmaamaya adarayskaaga K Warqad boostaada kuugu soo dhacday oo adarayskaagu ku qoran yahay Somali
K Library card that shows address K Utility bills K Rent or mortgage receipts that show address
K Piece of mail received at stated address
Macluumaadka Laga Yaabo Inaad Ubaahatid si aad Udhamaystirid Dalabka Lacagta Danyarta
English
Earned Income
K Pay stubs K Statement from employer K Employee W-2 form K Income tax forms K Self-employment bookkeeping records
Somali
Lacagta aad shaqaysatay
K Warqada la socota jeega ee sharaxaysa lacagta K Warqad ay kuu qoreen kambanigaagu K Warqada cashuurta ee layidhaa W-2 form K Waraaqihii aad cashuurta ku xaraysay K Hadii aad adigu iskaa u shaqaynaysay qoraal muujinaya wixii ku soo galay iyo wixii aad qabatay
Unearned Income:
K Bank statements K Benefit award letter or benefit payment check K Divorce or separation decrees K Child support agreement
Lacagta aanad shaqaysan:
K Waraaqaha bangiga K Warqad ama jeeg abaalgud laguu siiyey K Waraaqihii furniinka ama kala taga K Waraaqaha hadii aad kala tagteen muujinaya cida bixisa taageerada caruurta K Waraaqihii cashuurta ee Gobolka K Hadii aad adigu iskaa u shaqaynaysay keen qoraal muujinaya wixii ku soo galay iyo wixii aad qabatay K Heshiiskii guriga kiradiisa K Warqadii laguugu abaal guday lacagta shaqa’ la’aantu markay kugu dhacday
K Income tax forms K Self-employment bookkeeping records
K Rental agreement or lease K Unemployment compensation award letter
Macluumaadka Laga Yaabo Inaad Ubaahatid si aad Udhamaystirid Dalabka Lacagta Danyarta
English
Immigration Status
Somali
Sharciga Immigarayshanka ee aad ku joogtid
K Immigration and Naturalization K Waraaqaha sharciga Papers (Not required if you are immigarayshanka (Lagaagama not eligible to receive food stamps baahna waraaqahani hadii aanad but are applying for your children uqalmin inaad heshid lacagta who were born in the United States.) danyarta laakiin waa lagaaga baahan yahay hadii aad udalbaysid caruurtaada oo ku dhashay Maraykanka).
Shelter/Housing Costs
(A document for each cost may be requested.) K Utility bills (electric, gas, water, trash and sewage, and telephone) K Rent receipts K Statement from landlord K Mortgage receipts K Insurance policy for home or rental K Real estate agreement
Hoy la’aanta/Lacagta kaaga baxda guriga
(Waxa laga yaabaa in shaykasta in lagaa codsado). K Lacagta kaaga baxda biilasha sida (laydhka, gaasta, biyaha, qashinka iyo musqusha, iyo telefoonka) K Rasiidhadii kirada K Warqad ka socota qofka aad guriga ka kiraysatay K Rasiidhadii cadaynayey inaad guriga lacag ka bixiso iiba K Warqada caymiska guriga aad iibsatay ama aad kiraysatay K Heshiiskii aad kala saxeexateen qolooyinka guryaha iibiya hadii aad guri iibsatay K Iyo wixii kale ee soo raaca
K Other
Macluumaadka Laga Yaabo Inaad Ubaahatid si aad Udhamaystirid Dalabka Lacagta Danyarta
English
Resources
K Bank statements or books K Stocks and bonds certificates
Somali
Waxyaabaha kale ee daruurig ah
K Waraaqihii bangiga ama buugta jeega laga qoro K Waraaqaha ganacsiga ee laga isticmaalo sayladaha adduunka ee looyaqaan (stocks and bonds) K Waraaqaha sharciga ee lagu kala waydaarsado hantida K Heshiisyada wax lagu kala iibsaday K Heshiisyada ka hadlaya sida wax loo dhaxlayo hantida dhulka K Heshiisyada Aaska K Rasiidhka aad ku bixisay cashuurta dhulka (ama ardiyada) K Cashuurta inta kuu soo noqotay K Caymiska Nolosha K Iyo wixii kale ee soo raaca
K Deeds K Sales agreement K Life estate agreement K Funeral agreement K Real estate tax receipt K Income tax return K Life insurance policy K Other
Dependent Care Deduction
K K K K Paid receipt Canceled checks Tax records Statement from child care provider
Daryeelka kaaga baxa qofka kugu xidhan ee lagaaga dhimayo
Rasiidhadii wixii kaaga baxay Jeegagii la kansalay Waraaqihii cashuurta Warqad ka socota qofka ilmaha kuu daryeela K Iyo wixii kale ee soo raaca K K K K
K Other
Macluumaadka Laga Yaabo Inaad Ubaahatid si aad Udhamaystirid Dalabka Lacagta Danyarta
English
Medical Expense Deduction
Somali
Wixii lagaaga Dhimayo kharashka kaaga baxa caafimaadka
(Waxay qusaysaa qoysaska ay la nool yihiin dadka waayeelka ah ama kuwa la’xaadka la’ oo kaliya) K Waraaqaha biilasha laguu soo diro K Rasiidhada oo kala habaysan K Kaadhka daryeelka caafimaadka qaybta muujinaysa “B” K Dawooyinka ay ku qoran yihiin inta kaaga baxday ee ku qoran dhalada K Heshiiska lacagta dib aad ubixisay ee dhakhtarku ogolaaday K Rasiidhada iyo biilasha aad ku soo iibsatay qalab iyo alaab dhakhtarku kuu qoray (waxa soo raaca lacagta kaaga baxda kirada) K Waxaad keentaa rasiidhada kaaga baxa gaadiidka iyo hudheelada hadii aad usafartay socdaal caafimaad K Iyo wixii kale ee soo raaca
(for households with elderly and disabled persons only) K Billing Statements K Itemized receipts K Medicare card indicating Part "B" coverage K Medicine bottles with costs on label K Repayment agreement with physician K Bills or receipt for prescribed equipment or medical supplies (includes rental costs) K Transportation and lodging receipts for obtaining medical treatment K Other
Macluumaadka Laga Yaabo Inaad Ubaahatid si aad Udhamaystirid Dalabka Lacagta Danyarta
English
Age
(documents may be requested to show the age of certain members in your family, such as elderly persons) K Birth certificate K Adoption papers or records K Hospital or clinic records K Records from religious organization K U.S. Passport K Other
Somali
Cimriga
(Waxa laga yaabaa in lagaaga baahdo waraaqo cadaynaya cimriga qoyska in ka tirsan sida waayeelka oo kale) K Warqada Dhalashada K Waraaqaha hadii aad ilmo korsatay K Wax rikoodh garaysan oo muujinaya inaad cusbitaal tagtay K Waraaqo ka socda ururada diimaha K Baasaaboor Maraykana K Iyo wixii kale ee soo raaca
Child Support Expense
Wixii Kubaxa Taageerada Caruurta Waxa laga yaabaa in lagaa codsado laba cadaymood.
(Midi waa inuu muujiyaa masuuliyad sharci ahaan ku saaran ka kalena waa inuu muujiyaa wixii aad bixisay) K Amarkii maxkamadu bixisay ama waraaqo kale oo sharciya K Jeegag la kansalay K Warqad muujinaysa lacagta ku soo gashay waa hadii lacagta taageerada ilamaha la gaa hayo K Warqad muujinaysa cida lacagta aad uqortay K Iyo wixii kale ee soo raaca
(Two documents may be requested. One showing legal obligation and one showing payments made) K Court order or other legal document K Canceled checks K Income statement if income for child support is withheld K Statement from person to whom payments are made K Other
Xaashida Udhiganta Lacagta ee Danyartu waxay xoojisaa Maraykanka.
Wasaarada Beeraha ee Maraykanku (United States Department of Agriculture - USDA) waa Wasaarad ku dhaqanta sinaanta iyo in si siman fursad loo siiyo dadka shaqo ka doonta.