halxiraale.doc - HalxiraaleJawaa

Shared by: pengtt
Categories
Tags
-
Stats
views:
162
posted:
8/11/2010
language:
Galician
pages:
1
Document Sample
scope of work template
							Halxiraale:Jawaabtii halxiraalaha iyo so-aalaha Usbuuca.


1-So aashii ahayd maah maah soomaaliyeed ayaa ah ragga saddex nin ayaa ugu xun ee
sheeg jawaabtu waa a)nin maqan oonla tebin b) nin jooga oon la tirin c) iyo nin tegaya
oon la celin waa meesha carabtu ka tiraahdo Aswaau rijaal thalaatha a) Gaaib laayadkur
b) wa moowjuud laa yactabir c) wa raaxil laa yastabqii

2-So-aashii ahayd imisa jeer ayaa nebi ciise quraanka lagu sheegay? Jawaabtu waa
labaatan iyo shan jeer(25times)
3-So-aashii ahayd imisa sano ayaa nebi ayuub jiranaa,jawaabtu waa 18 sano.
4-so-aashii ahayd markii muslimiintu(asxaabtii) itoobiya tageen yay u doorteen
afhayeen,jawaabtu waa JACFAR IBN ABUDHAALIB oo ahaa Nebiga SCW ina
adeerkiis.
5-So-aashii ahyd markii hijriyadu ahayd 5, asxaabtii u haajirtay abasiinya(itoobiya) imisa
ayay ahaayeen rag iyo dumar,jawaabtu waa raggu waxy ahaayeen 12 nin dumarkuna afar
waxaana hogaaminayay cismaan bin cafaan.

Waxaa kasoo jawaabay:
1-xuseen shire------------------------------camden -----London --------Uk
2-Mahad Zubayr----------------------------Northampton----------------Uk
3-Mowliid Cali-------------------------------Baraawe-------------------Somalia
4-Axmed Kaahin---------------------------Hargaysa------------------Somaliland
5-Daahir Cismaan -------------------------East London---------------Uk
6-Amal Sheikh -----------------------------Garoowe------------------Somalia
7-Samatar Cige-----------------------------Cairo-----------------------Masar
8-Faarax Guuleed--------------------------Gaalkacyo----------------Somalia
9-Cadna Xuseen ---------------------------Hargaysa-----------------Somaliland
10-Isaaq Shariif-----------------------------Baydhabo----------------Somalia

So-aalaha Usbuuca:
1-Sheeg hantidii laga dhaxlay nebiga aabihi cabdullaahi cabdulmudhalib maxay kala
ahayd?
2-waxaad sheegtaa ninkii gaalka ahaa ee nebigu gacantiisa ku dilay magaciisa maxaa la
oran jiray?
3-Waxaad sheegtaa Nebigu scw imisa dagaal ayuu ka qayb qaatay intuu noolaa?(6,9,12)?
4-Nebigu imisa jeer ayuu Xajiyay? Imisa jeer ayuu cumraystay intuu noolaa?

5-Waxaad sheegtaa taariikhdii uu dhashay nebiga scw,xilligii ama gelinkii iyo maalintii
uu dhashay?
Jawaabta kusoo hagaaji gorgornews@hotmail.co.uk

Waxaa soo diyaariyay MUXUMED AADAN: London :Uk

						
Related docs
Other docs by pengtt
Mainboard Manufacturer Gigabyte
Views: 161  |  Downloads: 0
9-11
Views: 75  |  Downloads: 0
NEUHEITEN 2. HALBJAHR 2010 GIRLS
Views: 5  |  Downloads: 0
Irrigation Development and Farme
Views: 63  |  Downloads: 0
CABIN JOHN ICE RINK - PDF
Views: 6  |  Downloads: 0
Sample Report
Views: 6  |  Downloads: 0
MINUTES OF A MEETING OF THE SADD
Views: 1  |  Downloads: 0
EXPRESS YOURSELF - Hoover City Schools
Views: 23  |  Downloads: 0
Dreams Resort and Spa
Views: 1  |  Downloads: 0