Embed
Email

Tn0102-208 School Attendance

Document Sample
Tn0102-208 School Attendance
Taariikhda:



Waalidka/Daryeelaha Gacalka Ahow,





Iskuul Imaanshaha

Wargelin Waalidiinta Loogu Tallo Galay



Mashruuca Wax ka Qabadka Aagga Waxbarashada ee Dingle Garanbi Tokistet (The

Dingle Granby Toxteth Education Action Zone) waa barnaamij dowladeed, oo hal-

abuur iskuul ama dugsi imaanshaha ka wada iskuulada Aagga ku dhex yaal. Dugsiga

uu ilmahaaga dhigtana Aaggan ayuu ku dhex yaal. Waxa aan heynaa koox shaqaale

taageero bixiya ah oo dugsiyada Aagga jooga kuwaas oo goortii la doono lagala xiriiri

karo 0151 330 4187 si looga helo la tallin, taageero iyo caawinaadba.



Maadaama uu ilmahaaga hadda ka diiwaangashan yahay dugsi goobta ku dhex yal

waxaa jirta in ay wargelinta soo socoto kuu sharxeyso waajibaadka kaa saaran inaad

hubsato si joogto ah iskuulu imaanshaha ilmahaaga.



 Sharcigu waxa uu dhigayaa in dhamaan carruurta da'da dugsiga gaartay (5 - 16

jirka) ay qasab tahay in ay helaan waxbarasho waqti buuxa ah oo joogto ah.



 Hey'ada Waxbarashada Deggaanka (The Local Education Authority "LEA")

waxa ay si wax qiimeyn leh ula socon doontaa sida ay tahay iskuul imaanshaha

ardayda oo idil, waxa ayna baaritaan ku sameyn doontaa haddii ay dhacdo in uu

ardayga si joogto ah dugsiga uga maqnaado.



 Waa waajib sharci ahaan waalidka u saaran in uu hubsado in ay ilmihiisa uu

maalin walba dugsiga waqtigiisa ku yimaado.



 Haddii ay jiraan dhibaatooyin adiga ama ilmahaaga heysta oo kaa horjoogsanaya

in si joogto ah u imaanshaha dugsiga, waa lama huraan in aad iskuul ula soo

xiriirto sida ugu degdegsiimaha badan ee kuu suurtogalka ah.



 Iskuulka waxaa farxad gelin doonta in uu kugu caawino wax ka qabashada

arimaha ay dhici karto in ay soo farageliyaan waxbarashada ilmahaaga. Haddii

kale waxaaba jirta in uu Sarkaalka Samafalka Waxbarashada ay farxad gelin

doonto in uu taageero kuu fidiyo.







Waa aad ku mahadsan tahay iskaashiga aad arrintan nagala yeelatay.









(Somali)


Other docs by stevenTerrell
Instructional Pilot Project
Views: 5  |  Downloads: 0
062500 기도문
Views: 8  |  Downloads: 0
group_prefs
Views: 8  |  Downloads: 0
Simplify each expression without a calculator
Views: 177  |  Downloads: 0
Diminutives
Views: 29  |  Downloads: 1
Michelle Dalton RN, MS
Views: 8  |  Downloads: 0
Intellectual Property Today
Views: 4  |  Downloads: 0
By registering with docstoc.com you agree to our
privacy policy

You are almost ready to download!

You are almost ready to download!