JAMHUURIYADDA FEDERALKA KMG.SOMALIYA
Muq 20.9.2011
KU;- MADAXWEYNAHA JAMH.FEDERALKA KMG.SOMALIYA
MUQDISHO
KU;- GUDOOMIYAHA GOLAHA BARLAMAAKA KMG.SOMALIYA
MUQDISHO
KU;- RA,IISULWASAARAHA DOWLADDA FED.KMG SOMALIYA
MUQDISHO
KU;- DHAMMAAN SAXAAFADDA GUDAHA IYO DIBADDA
RUGTOODA
OG:- International Community, AU,USA, Afrikan Union Igad, Arab League,
Islamic Union.
UJEEDO;- SOO GUDBIN CADEYN HORDHAC AH GABOODFAL IYO
XASUUQ LA GEYSTAY
Annagoo tixraaceyna warsaxaafadeedkii aan soo saaray 12.9.2011,kaasoo aan
Shacabka Somaliyeed iyo beesha caalamkuba ugu soo bandhigay in
Maamulgoboleedka la magacbaxay Buntland uu geystay xasuuq baahsan oo aan
gabasho laheyn,dhac baahsan barakicin dad qaxooti ah gubid meelihii ay
deganaayeen iyo musaafurin dad maciin bidey in ay ku noolaadaan degaanka
maamulkaasi Arxanka daran uu ka taliyo, iyadoo ilaa iyo hadda dad kumayaal
gaaraya ay ku xirxiranyihiin qaarkood ayagoo dhaawac ah ayey xabsiyada ku
jiraan kuna haystaa daryeel xumo,qaarkood waxay ku xiran yihiin meel aan la
ogeyn oo aan aheyn xabsiyada saldhiyada Boliska iyo kuwa gaalshiraha, waxaa
kaloo jira sidaan horey u sheegnay kuwa la jirdilay oo xubnaha taranka laga
gooyey, laga gubay ,kuwa gacmaha laga gooyey, kuwa indhaha laga bixiyey.
Hadaba Masuuliyiinta Qaranka oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Federalka kmg.Somaliya,Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo
Ra,iisulwasaaraha Dowladda, qoraalkaan ugu geyn doonno xafiisyadooda.
Shacabka Soamliyeed ee Gudaha iyo dibadaba ku nool iyo beesha Caalamkuba u
soo bandhigeynaa annagoo u marineynaa qalabka maasmeediyaha cadeyn hordhac
ah oo la xiriirta gaboodfalka aanu horey ugu soo eedeyney maamulka kor ku
xusan, iyadoo cadeyntaani tahay mid hordhac ah ayna dhiman tahay mid kaloo tan
ka ballaaran kana faahfaahsan,waxaa kaloo aan saxaafadda u soo bandhigeynaa
qaar ka mid ah dadkii la jirdilay isla markaasina rasaas lagu furay ayagoo badan oo
asaga meyd ahaan looga tagay isla markaasina la dhacay hantidii uu degaankaasi
ku lahaa .
Dhanka kale Masuuliyiinta Dowladda,Shacabka Somaliyeed ee ku dhaqan gudaha
dalka iyo dibaddiisaba iyo beesha caalamka u sheegeynaa liiska halkaan ku
lifaaqan oo isugu jira rag iyo dumar, caruur iyo ciroole ee gaaraya 206 qof oo ay
xasuuqeen maamulka isku magacaaway Buntaland laga soo bilaabo sanadkii 2007
ilaa iyo bishaan Sebtembar 2011ka, kuwasoo siyaabo kala duwan loogu laayey
qaar xabad lagu dilay qaar tooreey madaxa looga gooyey qaar faasas lagu kala
gooyey.qaar ceego lagu dilay ka dibna la iska tuuray dabadeedna ay eeyo cuneen
jir ahaana laga helay oo kaliya hal cajar rifrifan iyo cagaha hoose intii kalena ay
eeyaha feenteen, iyo qaar buushashkii ay ku jireen lagu gubay oo halkaasi ku
nafbaxay, dadkaasi qaar sedax magac ayaan ka helnay qaar hal magac ayaan ka
helnay qaar laba magac ayaan ka helnay. Kuma jiraan dadkaasi kuwii badda lagu
halaagay, kuwaasi Somalida kale ayaan kala mid nahay. Dadkaan la xasuuqay ee
halkaan ku qoran mid kastaba meesha uu ku dhashay iyo jufada uu ka soo jeedo
ayaa ku hor qoran.
Sidaasi darteed waxaan masuuliyiinta sare ee dowladda ka codsaneynaa in
arrintaan aan soo bandhignay wax ka qabtaan isla markaasina ay cadeyso
dowladda Somaliyeed mowqifka ay ka qabto xasuuqaan loo qeystay dad aan
waxba galabsan oo sababta loo laayeyna ay tahay oo kaliya waxaad ka soo
jeedaan gobollada koofureed ama timahiina ayaa jareer ah ama afka aad ku
hadashaan ayaa maay ah. Sidoo kale waxaan beelaha Somaliyeed ka codsaneynaa
in arrintaan aanu soo bandhignay ay cadeeyaan mowqifka ay ka qabaan isla
markaasina ay gacan ka geystaan sidii wax looga qaban lahaa. Sidaasi si la mid ah
waxaan beesha caalamka mar labaad ka codsaneynaa in xasuuqaan baahsan ee loo
geystay dad megengelyo doon ah oo aan waxba galabsana baaraan waxna ka
qabtaan cidii ay ku cadaatana tallaabo ku haboon laga qaado si arrintaan aysan u
noqon mid soo noqnoqota ama dhalisa dagaal sokeeye baahsan oo ay dib ugu
noqoto Somaliya ama aysan u dhalin is ugaarsi beeleed.
Wabillaahi towfiiq
F. Gaar ah;
Waxaa ku lifaaqan liiskii dadkii la xasuuqay Magacyadooda meesha ay ku
dhasheen iyo jufada ay u dhasheen. Waana kuwaan
Magacyada dadkii lagu diley mamulka puntland oo fahfahsan
S/N Magaca Marxuunka Meesha uu Reerkiisa Faalo
ku Dhashey
1. Ali Macalin Huseen Barbaar Hubeer
2. Mustaf Macalin Ibraahim Barbaar Hubeer
3. Ali Kuulow Barbaar Hubeer
4. Hasan Huseen Nuur Barbaar Hubeer
5. Abdiqadir Macalin Ali Barbaar Hubeer
6. Hasan Mursal Cali Ufuroow Luwaay
7. Mustaf Tayow Ufuroow Luwaay
8. Baba kabir Hajji Kasar Ufuroow Luwaay
9. Maxamed Aadan Huddur Luwaay
Maxamed
10. Maxamed Ali Maxamed Huddur Luwaay
11. Maxamed Isaq luwaayow Huddur Luwaay
12. Hasan Abdi Gash Berdaale Luwaay
13. Macalin Nuunow Buulle Baydhaba Luwaay
14. Abdullahi Isaaq Bakar Baydhaba Luwaay
15. Siidnuur Husseen Aadan Qasacdheere Geelidle
16. Malaaq Aadan Yere Qasacdheere Geelidle
17. Abdullahi Geedi Xasan Qasacdheere Geelidle
18. Aadan Isaaq Yuusuf Qasacdheere Geelidle
19. Aadan Bes Qasacdheere Geelidle
20. Mundul Mustaf Baydhaba Hariin
21. Aadan Hasan Awshini Hariin
22. Isaaq Qoloy Moolmad Hariin
23. Ibraahim Aadan Sheekh Moolmad Hariin
24. Mustaf Maadey Moolmad Hariin
25. Aweys Aadan Dormar Hariin
Abduraxman
26. Abdirashiid Ali Oyow Gof gaduud Hariin
27. Abshir Macalin Nuuri Shabeelow Leysaan
28. Maxamed Aadan Wajid Leysaan
29. Madhar Yuusuf Towsweyni Leysaan
Abduraxman
30. Xasan Ibraahim Wardiid Heero jiif Leysaan
31. Ali Gelgelow Qasi oomin Leysaan
32. Maxamed Osman Bala Doolow Leysaan
33. Macalin Hasan Ibraahim Shabeelow Leysaan
34. Ibraahim Maxamed Gof gaduud Leysaan
35. Abdi Yuusuf Mahad Shabeelow Leysaan
36. Keynaan Aadan Ibraahim Keerow Leysaan
malaqdi
37. Mustaf Sheekh Maxamed Abal Leysaan
38. Yasiin Sanbir Daayow Berdaale Leysaan
39. Maxamed Alin Xuseen Abal Leysaan
40. Abdirashiid Ali Yerow Qof gaduud Leysaan
41. Cali maxamed Huseen Kismaayo Leysaan
42. Cali Liibaan Shabeelow Leysaan
43. Mukhtar Xuseen Towsiili Leysaan
44. Huseen Hubirow Shabeelow Leysaan
45. Ibraahim Gaduudow Berdale Leysaan
46. Makail Aadan Abdi Berdale Leysaan
47. Aadan Kusow Qasi oomini Leysaan
48. Ibraahim Aadan Jafey Leysaan
49. Abdi Aadan Barbar Baydhaba Leysaan
50. Ibraahim Aadan Burhakabe Eelaay
51. Maxamed Umar Burhakabe Eelaay
52. Abdi Aadan Buflen Qasi oomini Eelaay
53. Macali Aadan Gadow Burhakabe Eelaay
54. Macalin Xuseen Burhakabe Eelaay
55. Abdulahi Fakow Burhakabe Eelaay
56. Abdulahi Aadan Yasiin Burhakabe Eelaay
57. Yuusuf Axmed Ali Burhakabe Eelaay
58. Abdow Ismaciil Burhakabe Eelaay
59. Oman Axmed Sidow Burhakabe Eelaay
60. Hasan Axmed Burhakabe Eelaay
61. Maxamed Cali Huseen Burhakabe Eelaay
62. Xuseen Usmaan Jeeri Burhakabe Eelaay
63.
64. Macalin Ibraahim Eelaay Eelaay
65. Macalin Maxamed Eelaay Eelaay
66. Macalin Huwa Eelaay Eelaay
67. Garen Maxamed Burhakabe Eelaay
Huseen
68. Cali Macalin Sheekh burhakabe Eelaay
69. Abdiasiis Gawaweyn Burhakabe Eelaay
70. Jeeri Bakale Burhakabe Eelaay
71. Isaaq Cali Nuur Eel boon Jiroon
72. Hasan Yuusuf Buur bakaar Jiroon
Maxamed
73. Isaaq Baadiyow Aadan Buur bakaar Jiroon
74. Xuseen Maxamed Wajid Jiroon
75. Maxamed Xuseen Nuur Wajid Jiroon
76. Hasan Shariif Deer Sarmaan Jiroon
77. Aadan Ibraahim Wajid Jiroon
78. Maxamed Isaaq Baydhaba Jiroon
Ibraahim
79. Abdulaahi Abdi Abare Wajid Jiroon
80. Mukhtar Sheegow Alfotow Jiido
81. Aadan Abdi Xasan Kurtun waarey Jiido
82. Abdi osmaan Ali tawtaw Jiido
shonqolow
83. Ibraahim siidow Qoryooley Jiido
gubeyle
84. Hasan Maganow Qoryooley Jiido
Bursashe
85. Huseen Hasan Osman Qoryooley Jiido
86. Huseen Aadan Burtaley kurtunwarey Jiido
87. Abrow hasan Ibraahim Qoryooley Jiido
88. Osmaan Aadan Ali Baraawe Jiido
89. Mashuur Macalin Qoryooley Jiido
Maxamed
90. Abdulaahi Sakow Abdi Qoryooley Jiido
91. Sheekh Nuur Ali Mubaarak Begedi
92. Abduraxman Omar karaan Begadi
Maxamed
93. Abuukar Huseen mubaarak Begedi
Nuunow
94. Hasan Ibraahim Dayow qoryoley Gare
95. Hasan maxamed Nuur Ceel waaq Gare
96. Abdulaahi Ibraahim Toritorow Gare
Osmaan
97. Omar Maxamed Hasan Awdiinle Wanjeel
98. Abdiraxman Yerow Kurtunwarey Wanjeel
99. Maxamed Mire yowkooyow Wanjeel
Yowkoyow
100. Abdulraxman Ali yowkooyow Wanjeel
Macalin
101. Maxamed Sheekh yowkooyow Wanjeel
Huseen
102. Abdinuur Adan yowkooyow Wanjeel
Maxamed
103. Abdiraxman Ali yowkooyow Wanjeel
Macalin
104. Cali Abdi Aadan yowkooyow Wanjeel
105. Hasan Abdulahi Gash Berdaale Garwaale
106. Macalin Nuurow Bulle Baydhaba Garwaale
107. Abdulaahi Isaaq Bakar Baydhaba Garwaale
108. Maxamed Ali Ibraahim Sarmaan Haraaw
109. Abdurashiid Ali Ooyow Gofgaduud Haraaw
110. Nuurow Aadan Haraaw
111. Maxamed Yere Gofgaduud Haraaw
112. Maxamed Isaaq Aadan Huddur Hadamo
113. Maxamed Shiniyow Huddur Hadamo
114. Aweys Maxamed Aadan Huddur Hadamo
115. Maxamed manur Mad Huddur Hadamo
Kheyr
116. Hasan Maxamed Huddur Hadamo
Yuusuf
117. Xasan Abduraxman Heledi Heledi
Yerow
118. Abdi Yerow Osmaan Heledi Heledi
119. Maxamed Aflow Ciise Heledi Heledi
120. Ibraahim Cali Xasan Heledi Heledi
121. Daahir Abdi Ali Macalinweyne Macalinweyne
122. Ibraahim Guduudow Macalinweyne Macalinweyne
123. Abdiasiis Aadan Xasan macalinweyne Macalinweyne
124. Xasan Ali keerow Macalinweyne Macalinweyne
125. Cabdulqadir Dheerow Macalinweyne Macalinweyne
126. Cabdi maxamed keerow Reer dumaal Reer dumaal
127. Jinow Xasan Ajuuraan Ajuuraan
Abdiraxman
128. Malibow Xasan AJuuraan Ajuuraan
Abdiraxman
129. Biyimaalow Sh. M. Ajuuraan Ajuuraan
Abdirax
130. Midoowe Ibraahim Ajuuraan Ajuuraan
Kuulow
131. Macalin Aadan Garre Garre
132. Macalin Xasan Garre Garre
133. Isaaq Bowli Jiroon Jiroon
134. Sheikh Ali Baab kabiir luwaay Luwaay
135. Boorow Aadan Dabare Dabare
136. Cali Nuurow Hariin Hariin
137. Xasan Macalin Hariin Hariin
138. Maxamed Aadan Hariin Hariin
139. Axmed Cali Hariin Hariin
140. Cismaan Hariin Hariin
141. Aadan Maaley Hariin Hariin
142. Rashiid Cali Ooyaaye Haraaw Haraaw
143. Maxamed Isaaq Osobey Haraaw Haraaw
144. Axmed Maxamed nuur Hadamo Hadamo
145. Macalin Aadan Geelidle Geelidle
146. Dalmar Dabare Dalmar
147. Ibrahim Huseen Dabare Dabare
Cismaan
148. Cusman Madey Doore Dabare Dabare
149. Maxamed macalin SH dhexe Jareer
usmaan
150. Usmaan Xuseen Abdi SH dhexe Jareer
151. Muuse Maxamuud Ali SH. dhexe Jareer weyne
152. Xasan Maxamed Cilmi SH. Dhexe Jareer weyne
153. Cali yere Sheekh SH.Dhexe Jareer weyne
Axmed
154. Cusmaan Abdullahi Hiiraan Jareer weyne
Celoow
155. Abdiqadir Mahdi Hiiraan Jareer weyne
mahadey
156. Jamal cismaan ciise Hiiraan Jareer weyne
157. Qaliif Xasan Muuse Hiiraan Jareer weyne
158. Cabdulqadir muxudiin Hiiraan Jareer weyne
eenow
159. Haji yerow Muuse SH.Hoose Jareer weyne
160. Sheikh cusmaan SH.Hoose Jareer weyne
muudey
161. Macalin Abdulqadir SH.Hoose Jareer weyne
eedin
162. Cali Salax Axmed SH.Hoose Jareer weyne
163. Cabdi Haji mursal Jubada dhexe Jareer weyne
164. Muuse Abdiraxman Jubada dhexe Jareer weyne
165. Macalin Yaxye Jubada dhexe Jareer weyne
maxamed
166. Salax Abdi Barjan Jubada dhexe Jareer weyne
167. Jekey maguwa maziya Jubada Hoose Jareer weyne
168. Shangule Mahiya Keysi Jubada Hoose Jareer weyne
169. Aweys jumaki basiya Jubada Hoose Jareer weyne
170. Janjero cismaan Jnajero Jubada Hoose Jareer weyne
171. Makuuma Cali Jubada Hoose Jareer weyne
172. Keenow cismaan eenow Jubada Hoose Jareer weyne
173. Oneera maxamed Jubada Hoose Jareer weyne
Kazowa
174. Cabdirashiid macalin SH.Hoose Jareer weyne
Nuur
175. Macalin Maxamed Cali SH.Hoose Jareer weyne
176. Cusmaan Axmed Suge SH.Hoose Jareer weyne
177. Suleyman Haji Ibraahim SH.Hoose Jareer weyne
178. Abdiraxman Omar Ali SH.Hoose Jareer weyne
179. Isaaq Sheekh Muse SH.Hoose Jareer weyne
Omar
180. Maxamed Omar mustaf SH.Hoose Jareer weyne
181. Geedow Ciise Maxamed SH.Hoose Jareer weyne
182. Sadiiq Abdi Sugoow SH.Hoose Jareer weyne
183. Nuur Cali xusseen SH.Hoose Jareer weyne
184. Maxamed Aadan SH.Hoose Jareer weyne
Macalin
185. Xasan Abdi Haji Omar SH.Hoose Jareer weyne
186. Osmaan Cabdi Cali SH.Hoose Jareer weyne
187. Soomoow Haji nuur Jubada dhexe Jareer weyne
188. Madoowe mahdi ali Jubada dhexe Jareer weyne
189. Muudeey axmed guure Jubada dhexe Jareer weyne
190. Ibraahim xasan haaji Jubada dhexe Jareer weyne
191. Abdiraxman xasan cali Sarmaan Ashraaf
192. Xasan madeey ali Gelgel Ashraaf
193. Maxamed isaaq aadan bardheere Ashraaf
194. Cali ibraahim aadan Xuddur Ashraaf
195. Abdiraxman macalin Shabeelow Ashraaf
abshir
196. Ciise xusseen nuurow sarmaan Ashraaf
197. Xuseen sheikh Baydhaba yantaar
maxamed
198. Madiina maxame yerow baydhaba leysaan Naag uur leh
199. Iimaan warsami ufurow Luwaay
200. Madiino macalin eylo eylo Iyo cunugeeda
201. Sharma’arke M
wardhere
202. Aadan Malaay baydhaba Leysaan
203. Abdi yere baydhaba Leysaan
204. Mandhar Macalin Berdaale leysaan
205. Ibraahim gaduudow Luuq Macalinweyne
206. Xasan abdiraxman heledi heledi
yerow